» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Soomow Waa Nin Ceynkee Ah ? ‘Qormo Aqriste’ (By Sacdaadiin)
waxaa la daabacay Fri 20 Nov 2009 02: 18: 59
Anigoo ka xun aflagaadadii sida karamadara ah uu idaacadaha uga ga hadlay ninka sita magacii qaranka soomaaliyeed ee hadana raba inuu koox u gooyo qaranimada , oo uu sharaftii iyo haybadii la saaray ka dhigto NGO iyo inuu baabiyo shacabkii ka sugaayey wax qabad ayuu bilaabay inuu imika aflagadeeyo culimadii soo jireenka ahayd ee shacabkooda u kacay ee ka damqaday sida kooxdii uu hormoodka u ahaa ay dadka iyo dalka u galayso.


Umada soomaaliyeed way arkaysaa wax qabadka ay culimada ahlusuna waljamaaca ay mudadii sanadka ahayd ka qabteen gobolada dhexe iyo siday ugu diirsadeen umada ku nooli.


Markaa ma wuxuu jecel yahay nin lagu sheegayo madax wayne ee in umada loo diido deganaasho oo la waayo wax dhibtooda ka dabqada oo umadu meesha ka baxdo, mise garaadbayba ka tahay oo wali wuxuu isku haystaa inuu yahay hogaankii kooxdiisa oo madaxwayneba iskuma qabo
taa waxa ka sii daran ninka la yidhaa soomow horta waa nin nooceeya ?


Waxa aan kala garan waayey waxa uu ka hadlayo iyo waxa uu u hadlayo horta ayaa u dirsaday hawsha diintiina ma Qabiil Buu mooday oo waxa iskaga ekaadday qoladii iyo culimadii umada, soomow hadii aad agjoogaysay  mashaa'q abgaal ah  ma waxa aad u qaadatay  in abgaal uun yahay ahlusuna

Halkeed u socotaa waxa aan u malaynayaa in la garanaayo halka aad u socoto  waxa aan la yaaba idaacadaha ku waraysanaya waxa aad ka mid tahay dhibaha dhexyaal umada  ahlusuna maaha reer oo maaha habargidir iyo abgaal ee waa caqiido kulmisa inta haysata  caqiidada ahlusuna waljamaaca


markaa magaca aad sheeganayso hor ayaa kuu doortay  adigu maxaad tahay ma tihid ahlusuna e waxa aad tahay nin qabyaladiistaa oo kii xiga ah uun  haduu yahay shaydaan iyo haduu wax kale yahayba qabalinimada ku raaca oo shaadh beena soo xidha.


Ahlusuna  afhayeen ayuu leeyahay oo waa abaa yuusuf meel kasta isagaa ka hadli kara oo magaca culiamada ahlusuna ku hadli kara oo raali laga wada yahay


soomow  waxaan ku leeyahay dhiigayga caboo dhayal hadalkiyo dhaadashada daa


ha noolaadaan hana hirgalaan kacdoon culimada ahlusuna waljamaaca  ay wadaan aakhirkana dalka iyagaa badbaadinaya ee tuugtu meesha way ka bixi  ee ka nax


by sayid sacadiin ,
Xamsa Sheekh Cumar
hamse_goth@hotmail.com



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved