» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Sidee maanta looga ciiday magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia (Daawo Sawiro )
waxaa la daabacay Sun 20 Sep 2009 14: 18: 32
Magaalada Addis-Aba ayaa maanta si weyn looga ciiday iyadoo aan loo kala harin dhammaan dadyowga Muslimiinta ah ee ku nool Magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia.


 




Kumanaan dad ah ayaa maanta fagaaraha stadiumka magaalada isugu soo baxay si ay ugu dukadaan Munaasabada salaada Ciidul Fitriga.


Dadyowga isugu yimid garoonka weyn ee magaalada ayaa isugu hambalyeenayey munaasabada ciidul fitriga ayagoo wijiyadooda laga dareemayey farxad aad u weyn.


Dadka kasoo qeybgalay salaada ciidul fitriga ayaa waxa ay buux dhaafiyeen stadiumka iyo waddooyinka waaween ee soo galay hareeraha garoonka.




Kadib markii laga soo baxay salaada ayaa waxay dadyowga qaarkood qaadayeen nabi amaano ayagoo dhax gaardinaya wadooyinka waaweyn ee ku hareereysan Stadiumka.


gawaarida baabuurta ee marta wadooyinka soo gala stadiumka iyo hareerahiisa ayaa maanta la hakiyey ilaa inta laga dukanayey labada rakco ee salaad ciidul fitriga.


Dhinaca amniga ayaa waxaa aad u sugayey ciidamo loo labisay darees gaar oo sanadiiba markaan oo kale loo labiso.





Magaalada Addis-Ababa ayaa hawaanba caado u ah in markasto lagu wada dukado munasabada salaada ciidul ftiriga Stadiumka weyn ee ku yaala bartanka magaalada.


C/fataax Sh. C/waaxid oo ka mid ah dadka kasoo qeybgalay munaasabada salaada ciidul fitriga ayaa wax ka weydiinay shucuurtiisa ku saabsan munaasabada ciida wuxuuna yiri sidaan"maanta shucuurteyda aad ayey u kacsantahay maxaa yeelay waxaa inoo soo idlaaday Bishii Barkeysneed ee Ramadaan waxaana leeyahay umadaha islaamka samaan ku wada ciida waxaan kaloo hambalyo iyo bogaadin u dirayaa asxaabteyda ku kala nool caalamka daafihiisa kala duwan waxaana leeyahay ciid Mubaarak".




Dhinaca kale Axmed Maxamuud Ismaan oo aan wax kaweydiinay shucuurtiisa ku aadan munaasabada ciidul fitriga ayaa waxa uu isna yiri sidaan "Shucuurteyda aad ayey u sareysaa maanta waxaana dareemayaa farxad aad u weyn munaasadaan awgeed dadyowga Islaamka ahna waxaan leeyahay ciid wanaagsan Kullu Caam Wantum Bikheyr".


Iyo dad kale oo farabadan ooo aan wax ka weydiinay oo aan halkaan kusoo koobi karin waxaana leenahay umadaha Islamka Samaan ku ciida Kullu Caam Wa Antum Bikheyr.


Qoraaga iyo sawir qaade Cali Sh Axmed (Cali Yare).


c_yare2@hotmail.com c_yare2@warsheekh.com



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved