» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Sidee loogu xusay magaalada Addis-Ababa habeenkii la dheelmiyey Nabigeena Muxamed CSW(Sawiro)
waxaa la daabacay Wed 22 Jul 2009 13: 42: 05
Munaasabad si balaaran loo soo qaban qaabiyay oo lagu maamuusayay habeenkii la dheelmiyey Nabigeena Muxamed SCW ayaa lagu qabtay magaalada Addis-Aabab ee dalka Ethiopia gaar ahaan xaafada 24 Magananya.


 



Munaasabadaan ballaaran ayaa waxaa soo qaban qaabiyeen Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee ku sugan magaalada Addis-Aababa ee Dalka Ethiopia.
Mowlaca Reer Shiikh Cabdi Cumar ee ku leeyihiin magaalada Addis-Ababa oo lagu qabtay munaasabadaan ayaa waxaa kazoo qeyb galay Culumaa’udiin farabadan oo si weyn looga yaqaano gayiga soomaaliya.



Shiikh Maxamuud Macalin Xasan oo ka mid ah Culumaa’udiin kazoo qeyb galay Munaasabadaan ayaa waxaa uu halkaas ka aqriyey siirada Nabigeena Muxamed CSW qeybta israha.

Sidoo kale Shiikh Mukhtaar Cabdulee Suubiye oo ku magac dheer (Sh.Mukhtaar Cadde) ayaa waxa uu isagane aqriyey Siirada Nabigeena Muxamed CSW qeybta Micraajka.




Mowlaca lagu dhigay xaflada ayaa waxaa soo buux dhaafiyey dadweyn aad u farabadn oo ka muuqata hilow ay u qabaan ixtifaalkaan sida ballaaran loo soo agaasimay ee lagu weyneynayo dheelmiskii Nabigeena CSW Al Israa Walmicraaj.
Shiikh Maxamuud Macalin oo kazoo jeediyey munaasabadaan ballaaran wacadi qiireysan oo soo dumay qalbiga dadyowga kazoo qeyb galay ayaa waxa uu ka hadlay muhiimad ay dadka muslimiinta ah u leedahay maalintaan sharafkeeda aan la soo koobi Karin.




Maalintaan ayaa waxaa ay tahay maalin qiima weyn u leh dadyowga muslimiinta ah iyadoo looga baahan in dhamaan dadyowga musliinta in ay weyneeyaan munaasabadaan qiima sharfka leh.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Shiikh Mukhtaar Cadde oo isagane wacdi dheer oo soo jiiday quluubta kazoo qeyb galayaahsa xaflada halkaas kazoo jeediyey ayaa waxa uu dalka Soomaali uga baryey in Ilaahey dhibaatada ka qaado maalintaan qiimaha iyo sharafka leh awgeed.




Munaasabadaan ballaaran ayaa waxaa kazoo qeyb galay Culumaa’udiin farabad iyo odayaal dhaqameydyo oo kala ah:
I) Shiikh Mukhtaar Cabdulle Suubiyey (Sh. Mukhtaar Cadde)
II) Shiikh Maxamuud Macalin Xasan
III) Shiikh Abuukar Macalin Maxamuud
IV) Shiikh Maxamuud Ismaan cadde
V) Xaaji Muxidiin Cugaal
VI) Yaasiin Maxamed Yalaxow
VII) Xaaji Saciid Maxamed Hiraabe
VIII)Cabdi Nuur Maxamed (Kadiye)
IX) Col. Xasan Ruuke
X) Shiikh Cabdulle Xasan
Iyo dad kale oo farabadan oo intaa lagu soo koobi Karin.

Qaban qaabiyaasha Xaflada oo kala ah Maxamed Toxobow Cabdi, Cumar Shiikh Axmed Yare, Macalin Xasan Maxamuud Cabdulle (M. Xusuley) iyo C/raxmaan Xuseen Xasan (Fanax)
Isku dabaride iyo sawir qaade Cali Shiikh Axmed yare.
C_yare2@hotmail.com



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved