» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Cuduro iyo Abaaro Ba’an oo laga soo sheegayo degaanada Warsheekh,Cadale iyo Ceel Macaan.
waxaa la daabacay Tue 14 Jul 2009 18: 04: 05

Waxaa Cuduro iyo  abaaro xoogan laga soo sheegayaa degaano aad u fara badan oo ka tirsan nawaaxiga Degmada Warsheekh, Cadale,Balcad iyo Ceelmacaan  halkaasi oo ay ku barakaceen dad aad u fara badan oo ka qaxay dagaalada aan dhamaadka lahayn oo  ilaa iminka ka aloosan magaalada Muqdisho.


Tuulooyin dhowr ah oo ka tirarsan degaanada Balcad,Ceelmacaan, Cadalle iyo Warsheekh ayaa laga soo sheegayaa in halkasi ay ka dilaaceen cuduro furo kulul ku haaya sida cudurka shuban biyoodka iyo malaariyada.


Degaanadani  ayaa waxaa soo foodsaartay Cunno yaraan taasi oo laga yaabo in dad badani ay u nuglaadaan in ay u dhintaan Cudurada ka dhasha nafaqa la'aanta.sidoo kale waxay dadka degaanka ka cabanayaan maciishada oo aad qaali u ah.


Abaarahani ayaa waxa ay saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyadaba ayadoona aysan jirin cid ilaa iyo hadda wax gurmad iyo samafal ah u samaysay dadkaasi ayadoo hey’adaha gargaarka ay xilligani ku sugan yihiin degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho.


ugu danbayntii dadka degaanka ayaa ka codsaday hay’adaha Samafalka inay kaalmo la soo gaaraan dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaasi iyo tuulooyinka hoos yimaada waxayna sheegeen hadii aan kaalmo lala soo gaarin dadkaa in xaaladu qatar isku badali doonto.


Maxamed Deeq Muuse (deeqdarajo)
Deeqdarajo100@hotamil.com


 



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved