» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



R/w dr. cumar a/rashiid oo booqasho sharaf ugu tegay r/w-hii hore prof. xil ali mohamed ghedi‏
waxaa la daabacay Sun 07 Jun 2009 08: 10: 56
Wararka laga helaayo magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxay sheegayeen inuu Ra"iisul Wasaaraha dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma.arke in uu taariikhdu markey aheyd June 4th, 2009 uu booqasho sharaf ugu tegay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladdii TFG-da Professor Xildhibaan Ali Mohamed Ghedi oo ku sugnay hoygiisa magaalada Nairobi Kenya.


 



Wararku waxay sheegayaan inay labada  mas'uul ka hadleen arrimo  dhowr ah oo ka taagan adduun-weynaha, gaar ahaan xaalada Soomaliya iyo dagaalada ka soo cusboonaaday guud ahaan Soomaliya, gaar ahaan caasimada Somaliya ee Muqdishu.


 



 
Dhinaca kale,  Ra'iisul Wasaaraha Dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Ali Sharma'arke ayaa ugu baaqay dhammaan Jaaliyadaha Soomaliyeed meel kasta oo ay kala joogaan inay doorkooda ka qaataan sidii wadanka loo dejin lahay, ka dibna  dib loogu dhisilay.
 
Kulankaas labada mas'uul waxaa goob-joog ka ahay Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle, danjireha Soomaliya u fadhiya wadanka Kenya Hon. Danjire Mohamed Ali ( America) iyo aqoonyahano Soomaliyeed oo u badnay Ph. D. holders.



 
 
Mohamed Hassan Nurrow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester, MN.



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved