» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Meydkii Caaqil Koogaar Oo Jjimcaha Loo Duulin Doono-W/kii-Hooyo-Laakin Lagu Sii Hakin Doono DUBAI
waxaa la daabacay Thu 11 Dec 2008 02: 41: 59
Sida uu afhayeen u hadlay qoyska heer Haji Caaqil Koogaar oo layirahdo Md. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle), wuxuu sheegay in uu gabagabo maraayo, hannaankii ( process-kii) meydka marxuum Caaqil Koogaar looga dhoofin lahay wadanka Mareykanka oo uu ku geeriyooday Allaha unaxariistee taariikhdu markay aheyd December 6th, 2008. Cisbitaalka weyn ee Chandler Regional Medical Center ee Magaalada Phoenix gobalka Arizone U.S. A.


Afhayeynku, sida uu sheegay beryihii la soo  dhaafay aad ayaa loogu mashquulsanay  helitaanka hannaanka (process-ka) dhoofinta marxuumka, balse waa Alle mahaddiise waa lagu guuleystey howl-shaas adkey (tough Process),  ka gadaal markii Mas'uuliyiin iyo shaqsiyaad  Soomaliyeed  u galaan guluf hagar la'aaneed.
 
 mas'uuliyiinta iyo shaqsiyaadka dadaalka dheeraadka ah muujiyay  aad ayay u badan yihiin , waxaase ugu cad cadey Md. Ali Barakaad, Md. Ahmeddey Haji Koogaar, Md. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle),  Khalif Dhegadheere,
Md Ali Isse, Md Ali Hadaafow,  Marwo Wiilo Ghedi Suubiye, Dayib Mohamoud Sheikh,  Prof. Mohamed Ali Abuker iyo Danjiraha   Soomaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Dr. Elmi Dualeh iyo qaar kale, sidaas awgeed insha'allaahi  ugu danbeys waxaa  meydka loo duulin doonaa wadankii hooyo ee Soomaliya Jimco December 12th, 2008, iyadoo meydka lamarin  doono  jidka ( route-ka) ah Phoenix, Atlanta Georgia iyo Dubai oo  meydku in muddo ah lagu sii hakin doono.
 
 Aaraboorka ( Dubai airport) ee wadanka U. A. E. waxaa meydka ku sugaaya Jaaliyada Soomaliyeed, ganacsatada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadankaas oo uu horkacaayo Eng. Abdulqadir Haji Ali Gab iyo Qunsuliyada Soomaalidu ku leedahay U. A. E.
 
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku nool wadanka U.A. E. waxay meydka usii gudbin-doontaa wadankii hooyo, gaar ahaan caasimada Soomaliya ee Muqdishu, meydka murxuum Caaqil Koogaar waxaa Aaraboorka Aaden Cadde ee Muqdishu  ( Aden Adde Muqdishu Airport) ku sugaaya guddi heer qaran ah oo loo  magacaabey aaska marxuum halyey Caaqil Koogaar oo ahay aabihii nabada.
 
Afhayeynku, wuxuu intaas raaciyay in Marxuumka lagu aasi-doono, hoy diimeedka xeebta Warsheekh oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Dhexe ee Jowhar, halkaas oo ay ku aasan yihiin mashaayiiq waa weyn sida:- Sheekh Abiikaar Sheekh Muxdaar, Sheekh Cabdirahman Sheekh Cumar, Sheekh Muhumad Sheekh Cabdirahman  Sheekh Cumar iyo qaar kale oo badan.
 
Mar labaad shacabka Soomaaliyeed, eheladii, qaraabaddii, asxaabtii, culumaa'udiinka Soomaliyeed iyo qarankaba, waxaan lenahay Ilahay samir iyo iimaan  hanaga wada siiyo dhammaanteyn marxuum Caaqil Koogaar, marxuumkana haka waraabiyo jannatul fardowsa. aamiin amiin aamiin.


  N.B.
Wixii Fah faahin dheeraad ah
 ee ku saabsan  arintaan  fadlan
kala xariir. Mohamed H. Nurow ( Abdulle)
Abdulle_02@hotmail.com
Phoenix AZ.
 
  Wabillaahi Towfiiq.
Qore: Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester, MN.



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved