Allaha unaxariistee Marxuum Abdullaahi Nuur Faarax ( Cirro ) oo ku geeriyooday Muqdisho...
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Ilmo Abshir Nuur Faarax ( Bacadle) oo adeerkood Marxuun Abdullahi Nuur Faarax ( Ciro) ku geeriyooday magaalada Rochester taariikhdu markey aheyd November 18th 2008.Isla maalintaasna lagu aasay Qabuuraha Muslimiinta ee magaalada Rochester, waxaana xusid mudan in Marxuunkaas loo aasay si muslinimo iyo Soomaaliweynimo ah.... - 20 Nov 2008
|
|
Tacsi: Marxuum Cabdul-raxmaan Cali Libaax.
Waxaa taariikhdu markay aheyd 5-ta nofeembar 2008 si lama filaan ah ku geeriyyday magaalada Rotterdam/Holland Allaha u naxariisto Marxuum Cabdulraxmaan Cali Libaax. ... - 07 Nov 2008
|
|
TACSI INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN ILMO BOOCOW CUSMAAN
TACSI
INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN ILMO BOOCOW CUSMAAN OO AABAHOOD MAALINTII SHALEY EHEYD UU KU GEERIYOODEY DEGMADA WAABERI EE MAGAALADA MUQDISHO
... - 01 Nov 2008
|
|
Allaha unaxariistee waxaa ku geeriyooday M/Minnesota Marxum Axmed Nuur Khalif
Dhammaan Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Aabbe Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere) iyo Hooyo Caasha Xasanley oo wiilkoodii oo la oran jirey marxuun Ahmednoor Khalif Ahmed Ali Ulusow, ahayna 20 jir wax-na ka baran jirey Jaamacadda ( Augsburg) ee magaalada Minneapolis oo lagu dilay magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota taariikhdu markay aheyd September 22nd, 2008.... - 23 Sep 2008
|
|
Dhambaalada Aqristayaasha ee Tacsidii Sheekh Xaamud Sheekh Axmed SIyaar
INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Bologna ee dalka Talyaaniga, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa\'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii ku timid Alaha u naxariistee Muftigii weynaa ee diinta islaamka Marxuun Sheekh Xaamud Sh.
Max\'ud Sh. Axmed ( Siyaar)... - 15 Sep 2008
|
|
TACSI Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh. Maxamuud Sh. Axmed ( Siyaar)
Anagoo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan halkaan Tacsi uga diraynaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan culumaa'udiinka ahlu sunah waljameeco, qaraabaddii , eheladdii, qoysaskii iyo mashaayiikhda caanka ah ee Soomaliyeed, geeriddii ku timid Alaha unaxariistee Muftigii weynaa Marxuun Sheekh Xaamud Sh.
... - 13 Sep 2008
|
|
|