Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm

Warta Online

Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Nuurul Iimaan
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Aftahan
Allceeldheer
Allpundland
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cowslafil
D /E/F /G
Dayniile
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan
Muqdisho exp

Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaran News.
Radio Free
Ruunkinet
Som. Maanta
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye

Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press  
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 

(Nasashada Jimcaha) Siyaaradi Macalin Da’ud Macalin Nuur ee Degmada Warsheekh (Sawiro)
Waa markale iyo Maqaalkeeni aan ugu magac darnay Nasashada jimcaha oo Jimco waliba aan idinku soo bandhigo Qormada Nasashada oo aan ugu talagalnay in ay Aqristayaasheena kala qeyb qaadato Nasiinada Siidul Ayaamka (Jimco)..... -
22 Aug 2008
Aaska Sheekh Abbe Iyo Culuma’udiinki Kasoo Qeybgalay (Daawo Sawirada)
Allaah Unaxariistee waxa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Lagu aasay Sheekhi weynee ee Culimada Ahlusuna Waljamaac Soomaaliye Sheekh Maxamed Sheekh Axmed oo loo yaqiin Sheekh Abba,... -
19 Aug 2008
Siyaaradi Sheekh Maxamed Bin Faqih Abubakar (Sheekh Faqay Aboor) Daawo,Sawiro
siyaaradii caalimka weynaay al waliyul mucadam sheekh maxamed bin faqih abuubakar al sheekhul faadil al qudhbul kaamil al mulaqab (sheekh faqay aboor) oo shalay taariikhdu ahayd 17.8.2008 bisha shacbaan ahayd 15.8.1429 lasoo gabagabeeyey.... -
19 Aug 2008
Mu’tamarkii 4aad ee Alu Sunna Waljamaca ee Magalada Gothenburg oo la soo gabagabeyey...
Waxaa shalay galab lagu soo gababgabeeyay magaalada Gothenborg ee dalka Sweden kulan diimeedkii lagu qabtay sannadkii afraad ee Alu Sunna Waljamaaca kaasoo shalay ay ahayd maalintiisii labaad. ... -
17 Aug 2008
IXTIFAALKA XUSKA ISRAA WALMICRAJ OO LAGU QABTAY Göteborg SWEDEN (SAWIRO)
Sida caadada u ahayd Ahlu Sunna Wal Jamaac, waxaa xalay fidnimadii oo ay taariikhdu ahayd 29-07-2008 lagu qabtay Magaalada Göteborg, gaar ahaan Xaafadda Gårdsten Centrum, Xaflad aad u ballaaran, si xeer sare ahna loo agaasime oo lagu maamuusayo ”Mucjizada Israa’ga iyo Micraaj”.... -
15 Aug 2008
(Nasashada Jimcaha) Siyaaradi Xaaji Maxamud (Sirmaqabe) Ee Warsheekh (Sawiro).
Waa markale iyo Nasashada Jimcaha oo had iyo goor aad naga sugtaan Qormadeeni aan ugu Magac darnay Nasashada jimcaha oo ugu talagalnay in ay noqoto Nasiinada Aqristayaasha inagoo kusoo qaadan doono hadba qormadaan is leenahay aqristyaasha taariikh iyo xusuus ayeey ku beeri doontaa.... -
08 Aug 2008
Nasashada Jimcaha "Sidee Buu Udhacday Aaska Sheekheena Sheekh Axmed Gabale" (Sawiro)
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaho lahow Waa bahda shabakada warsheekh oo markale dib idinkugu Bilaawday Maqaalki aan ugu magac darnay,(Nasashada Jimcaha) taa oo hakad dheer kadib maanta aan dib ubilaawnay iyadoo isla maantana aan kusoo qaadan doono qormo aan uga hadleeno, “ Aaska Sheekheeni Sheekh Axmed Gabale iyo Siduu udhacay “... -
25 Jul 2008
Siyaaradii Caalimiinta shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare ee Magaalada Kampala (Sawiro)
Siyarada labada shiikh ee caanka ah allaha u wada naxariistee waa shiikh Cali samatar iyo Sh.Cali Cilmi yare Oo ka qabsoontay magaala madaxda dalka Uganda Ee Kampala.... -
25 Jul 2008
Sidee looga Xuay Maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (C/S/W) Muqdisho (Daawo Sawiro)
Habeenimadi Xalay oo taariikhda Hihirga ay ku beegneed 12 Bisha Mowliid oo ah Maalinta uu dhashay Nabigeena Muxamad (CSW) ayaa Masjidyada iyo Guryaha waxa lagu sameeyay Ixtifaalku ugu weynaa ee loogu dabaal dagayo Dhalashada Nabigeena Muxamada (C/S/W) taasow lagu qabtay Dhamaan Daafaha Caalamu Islaamka. ... -
25 Jul 2008
Sidee looga Xusay Dhalashada Nabigeena Muxamada (CSW) Magaalada Gaalkacyo (Sawiro)
Gaalkacyo: Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax qayb ka ah u dabaal daga maalinyta dhalashada Nabigeenna Suban SCW oo ka dhacaysa qayb badan oo dunida ka mid ah.... -
25 Jul 2008
Sidee looga Xusay Dhalashada Nabi Muxamad (CSW) Magaalada Boorame (Daawo Sawiro)
Magaalada Boorame ee Maamulka Soomaliland ayaa waxa si aad ah loogu xusay Munaasabada Qiimha badan ee Dhalashada Suubanaha (CSW), ee ku aadaneed 12 Bisha Mowliid ee Sanadka Hijriyada. ... -
25 Jul 2008
SideeLoogu Xusay Dhalashada Nabigeena Muxamad (SCW) Dalka k/Africa. (Daawo Sawiro
Magaalada cape town ee dalka k/africa ayaa waxa si aad ah loogu xusay Munaasabada Qiimaha iyo qaayaha badan ee Dhalashada Suubanaha (CSW), munaasabadaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday xaafada belveille ee magaalada cape town ee soomalida si weyn u degto. ... -
25 Jul 2008
Sidee looga Xusay Maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (C/S/W) Baydhabo (Daawo Sawiro)
Waxa guud ahaan Gobolada Dalka Soomaaliya manta si weyn looga xusay Maalinta 12 mowliid oo ku began maalinta uu dhashay Nabi Muxamad C/S/W. Gobolada Bay iyo Bakool ayaa maanta waxa ka jiray Xaflado waaweyn kuwaasi oo lagu weyneenaayo maalinta uu Dhashay Rasuulkeena Muxamad (NNKH)... -
25 Jul 2008
Siyaartii Sheekh Uweys Al-qaadiriyah oo lagu soo gebegebeeyey Magaalada Muqdisho ee Waddanka Soomaaliya
waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay... -
25 Jul 2008
Siyaaradi Qudubkii “Sheekh C/raxman Suufi” oo Shalay Lasoo Gabagabeyay (Daawo Sawiro) { 07 Mar 2008}
Waxa maalinimadi Shalay Daafaha Caalamka Lagu qatimay Siyaaradi Weyneed ee Caalimka Islaamka ee Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh C/llaahi “Sheekh C/raxman Suufi Almaqdishi”oo ku Magac Dheeraa (Qudbul Banaadir).... -
25 Jul 2008
Siyaaradii 27aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 8aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1429H iyo 2008
WARSHIIKH, SOMALIA x 14/12/1428h-24/12/2007. Taariikhda kor ku xusan ayaa waxa ay tahay mid fac weyn isla markaan ruux waliba oo ay ku dheertahay xadaarada diinka islaamka gaar ahaan soomaaliya waxa durba oo xasuusanayaa xiliyadaani in ay tahay Siyaaraadka qaar ka mid ah Culimada Ahlu Suna Waljamaac gaar ahaan Daruuqa Suufiyah,.... -
23 Jul 2008
Siyaaradii 26aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 7aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1428H iyo 2007
Siyaaradii caalimiintii weynaa ee caarifiinta ahaa Sh. C/raxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Max'ed Sh. C/raxmaan ayaa ka dhacday meela badan oo adduunka ka mid ah, Iyadoo ixtifaalka ugu waynaa uu ka dhacay halka ay ku aasan yihiin mashaaiqda oo ah Deg-Warshiikh ee G/sh/dhexe oo 60 Km dhinaca bari Muqdisho uga beegan. ... -
23 Jul 2008
Siyaaradii 25aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 6aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1427H iyo 2006
WARSHIIKH, SOMALIAx 14/12/1426h-14/01/2006. Waxaa ka dhacay degmada warshiikh ee duleedka gobolka shabeelaha dhexe siyaaradi weyneed ee masha'iqda ahlu sunada wal jamaaca ee SHEEKH C/RAXMAN BIN SHEEKH CUMAR IYO SHEEKH MUXUMED BIN SHEEKH C/RAXMAN ... -
23 Jul 2008
Siyaaradii 24aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 5aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1426H iyo 2005
Kulan diimeedkan lagu xusayay shiikha weyn shiikh c/raxman shiikh cumar iyo Sh. Muxumed shiikh c/raxman oo isna ah shiikh caalim ah oo Shiikh Cabdi wiilkiisa ah. ... -
23 Jul 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39  Next
Users Online: 2
Total Visits:  
View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved