Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm

Warta Online

Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Nuurul Iimaan
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Aftahan
Allceeldheer
Allpundland
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cowslafil
D /E/F /G
Dayniile
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Islamada
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan
Muqdisho exp

Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaran News.
Radio Free
Ruunkinet
Som. Maanta
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
www.unhs.us 
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press  
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 

JAALIYADA MUDULOOD EE SWEDEN OO OO TAAGEERO BUUXDA SIIYAY HESHIISKA DJABUTI
XUBANAHA KA TIRSAN JAALIYADDA MUDULOOD EE WADANKA SWEDEN WAXAY AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAAN HESHIISKA DHAWAAN LAGU KALA SAXIIXDAY WADANKA DJABUTI. ... -
29 Nov 2008
Laba Shariif Sharaf Ayaa Usiyaaday, Waayoo Shacabka Somaliyeed Shidaddii Waa Ka Yaraatay-(Faalo)
Wali Soomaliya gaar ahaan caasimada Soomaliya ee muqdisho waxaa ka taagan shidadii aheyd bac, bug iyo baaruud qiiqeysa oo lagu soo jiray sideed iyo toban sano (18) ka badan, balse waxa Alle mahaddiisa ah inay shidadii hore soo yaraanayso afartii (4) billood ee la soo dhaafay, ka gadaal markii ay laba Shariif oo kala ah Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo Sharif Hassan Sheekh Aden ay aqbaleen inay lagalaan wada hadalo nabaddeed dhammaan dhinacyada ay quseyso arrinta murugsan ee Somaliya sidii xal nabaddeed loogu helilahay. ... -
28 Nov 2008
Qaybtii 7aad: (Dhamaad) "Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)
Maariya maskaxda ayuu ka gaaray dhaawaco, dhiig ka yimid madaxeeda ayaa buuxshay wadadii oo dhan, dhaawac kore ayuu u muuqdaa, laakiin waa suuxsantahay, neef qaadan meeyso, taas oo micnaheedo yahay in maskaxdeeda jug weeyn gaartay, sida ay ku badbaadani ay adagtahay. ... -
21 Nov 2008
Qaybtii 6aad:"Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)
Maariyo waa ka dhab weey waalatay. Sida ay yeeleeyso qof aqli qabto ma yeeli karto, labadii nin itixaan ayaaba qoorta u galay, talo waa iskaga murugsantahay, meel ay wax ka doonaan waa la'yihiin ilaa iyo hada. ... -
14 Nov 2008
Dhalinyarta Maantay iyo Qabiil Maxaa kala heeysta??? (Qeybti 2,aad) Dhamaad.
Waxaa na asiibay hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed dhibaaatooyin xadkooda dhaafay, kuwaas oo ah kuwa aysan jirin cid noola qiirooneyso ama xataa qirsan in ay nagu dhaceeyso.... -
13 Nov 2008
Madaxwayne C/laahi Yuusuf oo Xaalkiisa marayo "Neef Gowracan Geedo Kama Waabto (Faalo)
Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa ku sameeyey is hortaag Go'aankii Madaxweynayaasha IGAD ka soo saareen kulankoodii oo markii hore Qorshaha ahaa in Xil ka Xayuubin lagu sameeyo ... -
12 Nov 2008
Xamar Yaa Hanan Doona Itoobiyaan Amase Xamar Daye! (Faalo)
Xamar waxa ay noqotay meel ay dhibaato la daristay, una sii dheer tahay, wax yaabo badan oo ay ka midyihiin gaajo iyo cudurba, walina aan xal looheynin ay noqoto maahane "meel la isku qab-qabsado" una sii dheer tahay "dagaal joogto ah oo aan dhamaad laheyn". ... -
07 Nov 2008
Qaybtii 5aad:"Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)
Waa kasta waa sii baryaaa, gabar lama haayo, qof xataa aragtay weli lama arag. Booliskii waxeey iskugu waceen dadkii yaqaanay, oo qofwalba wareeysi lana sameeyay, lana suaalay waxyaabo badan, ardaydii, macalimiintii iyo dadkii kale oo ay isyaqaaneenba. ... -
07 Nov 2008
MAXAAKIIMTA "KHEYR BAA LA MOODEY SHAR BEY NOO NOQDEEN" (Faalo Aqriste)
Hordhac Waxaa La Yaab Nagu Noqdey Kuwii Culumada Moodney oo Noqdey Maan laawayaal Caami AH Waxaa Horey Loo Yiri "Dad iyo Duur Waxaa Fileyn Baa Kaaga Soo Baxa"... -
06 Nov 2008
Dhalinyarta Maantay iyo Qabiil Maxaa kala heeysta??? (Qeybti 1,aad)
Waxaa na asiibay hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed dhibaaatooyin xadkooda dhaafay, kuwaas oo ah kuwa aysan jirin cid noola qiirooneyso ama xataa qirsan in ay nagu dhaceeyso. ... -
06 Nov 2008
Isir Sifeyn Qarsoon oo Ka Bilaabatay Gobolka Sh.hoose (faalo)
Illa wareedyo lagu kalsoonyahay oo laga helayo gobolka shabelada hoose, ayaa waxey sheegayaan in halkaas kuu ka socdo abaabul Dagaal Kii ugu weynaa ee abid soo mara Gobolka. ... -
04 Nov 2008
Culimada Ahlusunnah oo Cambaareesay Dumintii Maqaamka Sheekh Samaroon ee Boorame
Magaalada Boorame oo ka tirsan Magaalooyinka ugu waaweyn ee Somalland kana mid ah Magaalooyinka ayku fogtahay Xadaarada Diinta Islaamka ayaa waxa ka dhacay Fal laga Argagaxo kaasi oo lagu ciribtiraayo Raad Raaca Diinta Islaamka.... -
03 Nov 2008
ARAGA-GIXISO NINKII GABAAD SIIYAY GOWRACDAA (Faalo Aqriste)
ARAGAGIXISO NINKII GABAAD SIIYAY GOWRACDAA Abdul Rahman Hariri Saudi Arabia ... -
31 Oct 2008
Damac Dheeri Baa Dadka Ku Dhacay (Qormo Aqriste)
dalkani nasiib darro waxa ay dadkeedii ay ku caan baxeen (damac dheeri) oo dalka halka uu maanta joogo u sabab ah cid ku tala jirta in ay saxdo camalkeeda xun weli lama haayo waa dad aan ehel u eheen dalkani (madaxda badankoodi waxay sitaan dalal ajnabi ah). ... -
31 Oct 2008
XILDHIBAANDA MATALA MAGACA SOOMAALIYEED WAA HOGGAANKA FULIYA (Faalo)....
XILDHIBAANDA MATALA MAGACA SOOMAALIYEED WAA HOGGAANKA FULIYA IN ITOOBIYA AY SII BAABI'ISO SHACABKA IYO QARANKII DALKA SOOMAALIYEED! ... -
30 Oct 2008
"SH.XASAN DAAHIR AWEES" MUXUU KAGA DUWAN YAHAY HOGAAMIYE KOOXEEDKII
Hordhac Waxaa la yiri Dad Seddax Ayaa Ugu Xun Tan kowaad Waxaa Weeye... Labadi Walaala Ah oo Meel kuwada Nool oo Laba Dab Wax kukala karsada Waxaa ka Sii Xun Labadii Is Xalaaleystey oo Xaaraan Isugu Tagey Waxaa ka Sii Xun Ninkii Yiri Inta Madax Madow Anaa U Maan Fiican ... -
28 Oct 2008
Qaybtii 4aad "Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)
Markay warso maagtay waxa loo joojiyane waxaa amar lagu siisay in ay soo raacdo inta uusan ku sameeysan wax uusan rabin inuu ku sameeyo. Maariyo korsigii ayeey isku dhejisay, ooyin iyo qaylo isku dartay markay fahantay waxa laga rabo iyo meesha ay joogto. ... -
24 Oct 2008
Qof walboow isa soo xisaabi inta aan lagu xisaabin, dhibka aad ku hayso Ummada
Inta badan, Qof walba qayb ayuu ka qaatay dhibatada haysata dadka Somaliyeed & dalkoodaba. Qofkii fandhaal mugii ama Qaado mugeed ka qaatay iyo midka wada yuubaday ee Dhiigya Cabka ah.... -
22 Oct 2008
Imaamoow yaa imaam u tahay?? ( Faalo Aqriste )
Sida lawad ogyahay umad waliba si ay horumar dhinac waliba ah Ku gaarto ha ahaato dhinaca Nabadgalyada, Waxbarashada, Caafimaadka... -
22 Oct 2008
Qaybtii 3aad ee sheekadii: "Paltalk waa Mucjiso!"‏
Maariya waa fiirisay saaxiibteed markay aragtay in aysan su’aalaha iyo warka ku saabsan jaceylkeeda cusub ka dhaafeynin ayeey u sheegtay in ay ninkaan isku barteen qolalka chatroomka mid ka mid ah, hadane ay xooga la socoto,... -
17 Oct 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57  Next
Users Online: 4
Total Visits:  
View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved