Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm

Warta Online

Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Nuurul Iimaan
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Aftahan
Allceeldheer
Allpundland
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cowslafil
D /E/F /G
Dayniile
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan
Muqdisho exp

Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaran News.
Radio Free
Ruunkinet
Som. Maanta
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye

Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press  
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 

Dowlada Kenya oo u magacawday gudi soo baxsada Barkab hubsaaran oo lagu haysto Somalia
Dawladda Kenya ayaa magacowday gudi heer wasiir ah, gudigan ayaa maanta waxaa lugu shaaciyey War ka soo baxay madaxtooyada dawladda Kenya, waxaana gudigan lugu amray in ay si deg deg ah iskugu yimaadaan Shirkooda ugu horeeya caawa si ay ula kulmaan Madaxweynaha Kenya.... -
06 Oct 2008
Suuqa weyn ee Bakaaraha oo galabta lagu soo tuuray tiro madaafiic ah
Duqeyn Hoobiyeyaal ah ayaa lagu tuuray Suuqa Bakaaraha, iyadoona goor dhow weeraro Hoobiyeyaal ah lagu ekeeyay Xarunta Madaxtooyada.... -
06 Oct 2008
Maxamed Dheere oo ka hadlay xaalada Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cade Airport...
Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dheere ) oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada oo markii ugu horeysay ka hadlay xaalada garoonka weyn ee Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde Airport, isagoo ku safiray Xirnaanshaha garoonka Muqdisho ka tarjumaya siyaasada xumida Xukuumada Soomaaliy.... -
06 Oct 2008
Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM oo howgalo ka fuliyay agagaarka Garoonka Aadan Cadde...
Ciidamda Dowlada Ethiopia oo kaaba kuwa Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay howlgalo ay ka sameynayaan goobaha ku dhow dhow garoonka weyn Aadan Cadde Airport ee Magaalada Muqdisho. ... -
06 Oct 2008
BEESHA WACBUUDHAN ABGAAL OO SAMEYSATAY HOGGAAN CUSUB....
Kullamo is daba joog ahay una badney qadka teleefonka oo ay yeelanaysay beesha Wacbuudhan Abgaal ee ku dhaqan gobalka Minnesota dhowrkii asbuuc ee la soo dhaafay, ayaa lagu soo gebagebeeyay magaaladda Rochester, taariikhdu markay aheyd Sabti, Oktoober 4th, 2008.... -
06 Oct 2008
Axmad Diiriye "Cidii ka tirsan Al shabaab ama qolo kale ee isku dayda in ay idisho walaahi in aanay iga danbaynaynin"
Nabadoon Axmad Diiriye Cali oo ah Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa sheegey in wax laga Xumaado ay tahay in xilligaan ay kooxda Al shabaab iigu hanjabaan in ay talaabo iga qaadayaan oo aan ahayn nin wada shirqool iyaga ka dhan ah. Axmad Diriye ayaa ka jawaabayay hadal uu masaajidka abuu hurayra ee Magalada Muqdisho ka sheegey mid ka mida islaamiyinta oo ahaa in Axmad diriye uu halkaan u yimid kala Fur furka mujaahidinta islamarkaana uu soo qaatay qandaraas.... -
06 Oct 2008
Bamgacmeed xalay lagu weeraray Xarunta Hay`adda ICRC ee magaalada baydhabo.....
Xaaladda magaalada baydhabo ayaa saakay degan kadib markii xalay weerar bambaano ah lagu soo qaaday xarunta ay degan yihiin mas`uuliyiinta hay`adda ICRC ee magaalada baydhabo.... -
06 Oct 2008
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dib loo dhigay Shirkii Nairopi....
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo dhigay go'aankii uu Urur Goboleedka IGAD uu ugu yeeray in horaanta bishan ay ku yimaadaan Madaxda Dowladda iyo Mudanayaasha Baarlamaanka Magaalada Nairobi. ... -
05 Oct 2008
Sheekh Aadan Madoobe oo carabaabay in Dowlada Soomaaliya iyo Puntland..
Afhayeenka baarlamaanka soomaaliya ayaa baaq u jeediyay maamul goboldeedka Puntlad iyo dowladda KMG soomaaliya in ay soo fara galiyaan dhibaatada ay ku haysta Tahriibayaasha oo ku sii qul qulaha xaabaha dalka Yaman.... -
05 Oct 2008
Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir oo degan kadib Dagaal culus oo saaka ka dhacay
Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir oo degan kadib dagaal iyo duqemo saaka halkaas ku dhex maray Ciidamada Dowladda oo ay taageerayaan kuwa AMISOM iyo Xoogaga Alshabaab, kadib markii ay Diyaarad soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha la weeraray. ... -
05 Oct 2008
Ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubaysan oo soo gaaray qeybo ka mid ah Gobolka Gedo...
Ciidamadani itoobiyaanka ah oo aad u tira badan kuna hubaysan hub iyo gaadiid dagaal oo kala duwana ayaa waxaa ay ka soo gudbeen xadka labada dal kala qeybiya ee Soomaaliya iyo Itoobiya kuwaasi oo sida wararka lagu helayo soo gaaray qeybo ka mid ah gobolka Gedo.... -
05 Oct 2008
Wariye ka tirsan wariyaasha ka howlgala Magaalada baydhabo oo xabsiga loo taxaabay maanta
Cali Ilyees C/llaahi oo isagu ah wakiilka magaalada baydhabo u jooga Idaacadda Horseed ee fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso, waxaana la qabtay wariyahaan duhurnimadii maanta isaga oo howshiisa shaqo ku jira.... -
04 Oct 2008
Deg Deg: Sheekh Aadan Madoobe oo goor dhaweeyd Shir Jara'id ku qabtay Hoygiisa Baydhabo
Guddoomiyahah golaha baarlamaanka soomaaliya sheikh Aadan Maxamed Nuur ( Sheekh Aadan Madoobe ) oo goor dhaweyd shir jaraa`id ugu qabtay warfiyeenada gurigiisa magaalada baydhabo ayaa waxa uu kaga hadlay duqeyntii xalay loo geystay, dhibaatada baaxadda leh ee dalka soomaaliya ku sii kordhaya iyo dhibaatooyinka burcad badeeda soomaalida ay gaysanayaan.... -
04 Oct 2008
Allaha unaxariistee waxaa Muqdisho ku geeriyaoday Marxuum Macalin Maxaad Xasan Jimcale...
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MACALIN MAXAAD XASAN JUMCAALE OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO DEGMADA SHIBIS.... -
04 Oct 2008
Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda Degmada Baydhabo oo saakay lagu toogay...
Waxaa saakay gudaha magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay lagu toogtay Taliyaha ciidanka Nabad sugidda ee degmada baydhabo.... -
04 Oct 2008
Hooyga uu dagan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Baydhabo oo xalay la weeraray...
Xaaladda magaalada baydhabo ayaa saakay aad u kacsan kadib markii habeenkii xalay weerary culus oo hoobiyaal ah lagu soo qaaday hooyga uu ka daganyahay magaalada baydhabo guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe.... -
04 Oct 2008
Magaalo Madaxda Gobolka Shabelaha Dhexe ee Jowhar oo falal amaandaro laga soo sheegayo
Magaalo Madaxda Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ayaa la sheegayaa in ay ku soo badanayaan Falal amaan darro iyo dhac xilliyada habeenkii ah. ... -
04 Oct 2008
Dowlada Wadanka Ugandha oo kordhineesa Ciidamdeeda ku sugan Gudaha Soomaaliya...
Ciidamada ka socda dawladda Ugandha ee jooga dalka Soomaaliya ayaa la kordhiyey, mudooyinkii ugu dambeeyey markii ay soo bateen dagaalada lugu qaadayo.... -
04 Oct 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39  Next
Users Online: 2
Total Visits:  
View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved