Shirweyne looga hadlayay rabshadihii ajaaniib nacaybka, ayaa lagu Qabtay Pretoria. (Sawiro)
Shirweyne qaran oo ay kasoo qeyngaleen wasiiro, wasiiro ku xigeena, madax dowladeed oo heerar kala duwan, ururada bulshada rayidka ah, macaahid culuumta sarre, saxaafad iyo jaaliyadaha dadka ajaaniibta ah oo eey ka midtahay tan Soomaalida ayaa lagu soo gabogabeeyey Pretoria kadib labbo maalmood oo xariir ah oo uu socday, waxaa kasoo baxay go’aamo wax ku ool ah. ... - 22 Aug 2008
|
|
IXTIFAALKA XUSKA ISRAA WALMICRAJ OO LAGU QABTAY Göteborg SWEDEN (SAWIRO)
Sida caadada u ahayd Ahlu Sunna Wal Jamaac, waxaa xalay fidnimadii oo ay taariikhdu ahayd 29-07-2008 lagu qabtay Magaalada Göteborg, gaar ahaan Xaafadda Gårdsten Centrum, Xaflad aad u ballaaran, si xeer sare ahna loo agaasime oo lagu maamuusayo ”Mucjizada Israa’ga iyo Micraaj”.... - 15 Aug 2008
|
|
Yaa Ku Guuleestay Horyaalka Kubada Cagtaa ee Gobalka Eastern Capee dalka K/Afrika ?Sawiro
Waxaa maalmahan ka socdey gobalka Eastren cape ee dalka koofur africa ciyaaraha k/cagta oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen dhamaan kooxaha ka dhisan gobalka iyo dad weyne aad u fara badan kuwaas oo u xiiseeya ciyaaraha waxaa kaloo kasoo qeyb galay dadka u dhashay dalkni kuwaas oo aad ula dhacay sida ay u soo bandhigeen soomalida kubada cagta.... - 15 Aug 2008
|
|
AHMED WALAD CABDALLA” SOOMALIYEY WIXII TAGAY TUURA EE ISU-TANASULA “ (Sawiro)
Soomaliyey wixii tagay tuura ee isu-tanasula, sidas waxaa yiri Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan arimaha Soomaaliya QM Ahmed Walad Cabdalla oo bishaan July 26, 2008, kulan ballaaran la yeeshey Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota iyo goballadda ku dhow dhow sida: Wisconsin, Chicago, Michigan iyo Ohio iyo qaar kale.... - 15 Aug 2008
|
|
Nasashada Jimcaha "Sidee Buu Udhacday Aaska Sheekheena Sheekh Axmed Gabale"
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaho lahow Waa bahda shabakada warsheekh oo markale dib idinkugu Bilaawday Maqaalki aan ugu magac darnay,(Nasashada Jimcaha) taa oo hakad dheer kadib maanta aan dib ubilaawnay iyadoo isla maantana aan kusoo qaadan doono qormo aan uga hadleeno, “ Aaska Sheekheeni Sheekh Axmed Gabale iyo Siduu udhacay “... - 15 Aug 2008
|
|
|